Muwaadiniin Soomaaliyeed oo caawa dil iyo dhaawac loogu geestay Koonfur Afrika

Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in caawa kooxo burcad hubeesan muwaadiniin Soomaaliyeed dil iyo dhaawac ugu geesteen deegaan lagu magacaabo Strand oo katirsan magaalada Cape Town. Burcada hubeesan oon heebtooda la garan ayaa labo dukaan oo iska soo horjeeda ugu galay ganacsatada Soomaaliyeed xilli ay shaqo ku jireen, waxa ayna burcada rasaas … Continue reading Muwaadiniin Soomaaliyeed oo caawa dil iyo dhaawac loogu geestay Koonfur Afrika